Home Arrimaha Bulshada Waa Sidee Xaalada Isbitaalka Wayn Ee Magalaada Gabiley

Waa Sidee Xaalada Isbitaalka Wayn Ee Magalaada Gabiley

0
SHARE

dhakhtarka wayn ee magalada gabiley waxa uu soo maray marxalado kala duwan oo waxa jirtay mar isbitaalka gabiley toosh laga umulinjiray haweenka oo u bilaa laydh ahaa xataa aanu lahayn gaadhi anblaas ah oo buulshada loogu adeego mar waxa jirtay aanu wax dhakhtar ahiba joogaynin isbitaalka oo ay neeras uun ay joogtay

hase ahaate taasi waa laga soo gudbay
wakhtigani isbitaalka wayn ee magaalada gabiley marba marka ka danbaysa waxa sii kordhaya adeegyada loo qabto bukaanka jiifa iyo qaliinada lagu sameeyo isbitaalka wayn ee magalada gabiley
waxana isbitaalka ka howlgala wakhtigani dhalinyaro dhakaatiir ah oo fir fircoon sidoo kalena khibrad uleh adeega caafimaad ee ay hadba bixinayaan
waxa intaasi dheer dadaalka iyo karti ay muujiyeen siduu isbtaalka gabiley ugu filnaan lahaa degaanka balaadhan ee ku xidhan adeegyada caafimaadka isbtalkaasi bixiyo waxana maanta yaala mishiinada qaliinka nuuc kasta waxyar mooyaane

waxana tiyaatarka isbtaalka lagu fuliyaa qaliin badan oo kala duwan
arintani ayaa soo bilaabantay markii uu maamulka dhakhtarka la wareegay agaasime dr rudwaan maxamed cali oo ah masuulka wakhtigani isbitaalka halkaasi soo gaadhsiiyay waana masuulka heeganka ku jira saacad walba oo isbitaalka aad tagto ama howli ka socoto
waa masuul u naxariis badan dadka danyarta ah ee aan awoodi karin in ay dawda ama qaliinka iska bixin karin waxanu ku daaweeyaa bilaash arintaasi ah shaqada sax ah ee laga baahanyahay inuu ka war hayo bulshada dadka aan awoodin in ay dhakhtar tagaan
isbtaalka gabiley maanta waxa uu marayaa halkii ugu wanaagsanayd abid intuuu jiray dhakhtarka gabiley waxanu kamid yahay isbitaalada ugu waa wayn dalka somaliland
arintaasina waxa suurta galiyay dhakaatiirta isbitaalka jooga iyo howlwadeenada ka howlagala oo la jaan qaaday hagida wanaagsan ee dr ridwaan maxamed cali ……….lasoco qabta danbe