Home Arrimaha Bulshada Bishaaro:;Maxaa Lagu Soo Kordhiyay Tuyuub Huteel Togwajaale

Bishaaro:;Maxaa Lagu Soo Kordhiyay Tuyuub Huteel Togwajaale

0
SHARE

ganacsade jaamaca axmed ducaale ayaa geel badan ku dhaqay seeraha banka wajaale waxana caanaha geelaasi lagu iibiyaa huteelka tuyuub ee tog wajaale caanaha geela ayaa kuwa saafiya
isamarkaana wakhtigaan doonto aad helayso

ganacsadaha tuyuuba waxa geeliisu daaqaa dhul seero ah oo ay ku taalo tigaada dareemada oouu geelu ku dararo sidoo kalena uu fiican caafimaadka geela


marka ay taasi jirto caanaha geela tuyuub huteel waa caano ay caafimaad buux a heelayaa dada waa wayn , caruurta iyo cidasta oo cabtaa caanahaa fareeshka
tuyuuba hutel waxad ka helaysaa hilib geel si fiican loo bisleeyay oo faro kucun ah iyo cuntadana nuucyadeeda kala duwan oo khudaartu ku badantahay


ttuyuub huteel waxa ku yeela hool lagu cunteeyo habeenkii ,duhurkii iyo subaxdiiba waan hool balaadhan oo anafisayso inta cuntada cunayso oo laydh macaan kugu soo dhacayso
hookaasi waxa kale oo laagu talo galay casuumadaha madaxda iyo caruusyada iyo waliba samaynta xafladaaha macmacaankooda
waxa halaasi wax kuugu diyaara shaqaale uu gancsade jaamaca tuyuub kuu carbiayay oo ku raali galindoona islamarkaana si fiican kuugu adeegaya

kusoo dhowoow tuyuub hutel tog wajale iyo caano geel oo fareesha