Home Arrimaha Bulshada Warbixin Howl Galadii Halista Ee Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sannadkii 2019

Warbixin Howl Galadii Halista Ee Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sannadkii 2019

0
SHARE

Ciidanka Dab-demiska Somaliland Waa Ciidan u tababaran isla markaana loo carbiyay la dagaalanka Aafada Dabka, Badbaadada, Samatabixinta iyo Gurmadka Bini’aadanimo iyo wixii kale ee shaqo qaran ah ee khusaysa Ciidanka inay ka hawlgalaan, iyadoo ciidanku 24 saacood ba heegan ku yahay dhamaan xarumaha kala duwan ee ciidanka.

MUUQAALKA HOOS KA DAAWO