Home Wararkii u Dambeeyey Maxaad Ka ogtahay Sababaha SAYLICI ugu tanaasulay SAAJIN?

Maxaad Ka ogtahay Sababaha SAYLICI ugu tanaasulay SAAJIN?

0
SHARE

 

Hargeysa (CH)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah uga tanaasulay inuu ku tartamo Kursiga Guddoomiye ku-xigeenka 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo uu muddo 12 sanno ah ku soo fadhiyey.