Home Wararkii u Dambeeyey “Xataa Xisbiyada Mucaaradka Somaliland way ku khasbanaanayaan midnimada” Mowqifkii Maxamed Cumar Carte...

“Xataa Xisbiyada Mucaaradka Somaliland way ku khasbanaanayaan midnimada” Mowqifkii Maxamed Cumar Carte oo gilgilay Villa Somaliya

0
SHARE

Raysalwasaare ku-xigeenka Soomaliya, Mahdi Guuleed oo hadal ka jeediyey xaflad Muqdisho ka dhacday ayaa sheegay in shaqsiyaadka Somaliland ee xilalka ka qabtaa Soomaaliya ay ku qasban yihiin inay raacaan mabda’a midnimada Somali weyn.

Hadalka Raysal-wasaare ku-xigeenka ayaa ku soo beegmay xilli uu Hargeysa ku soo noqday Raysalwasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyey kaddib markii uu ka tanaasulay fekerkii uu hore u aaminsanaa isla markaana uu iska casilay xildhibaanimadii uu ka hayey Baarlamaanka Soomaaliya oo uu ka tirsnaa.

Muuqaalka Hoose ka daawo hadalka Mahdi Guuleed