` Wararkii u Dambeeyey | Codka Hargeysa

Wararkii u Dambeeyey

Home Wararkii u Dambeeyey

Hargeysa: Munaasibad Laysku Arkay oo lagu Caleemo-saaray Suldaan Jibriil Suldaan Maxamed, looguna duceeyey Marxuum...

Hargeysa (CH)- Munaasibad ballaadhan oo isugu jirtay in loo duceeyo Allaah ha u naxariisatee Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle oo toddobaadkan ku geeriyooday, laguna aasay...

Madaxweyne Hore oo Muqdisho ka dhex-qarxiyey Siro la xidhiidha Cadaawadda uu Farmaajo u hayo...

Muqdisho (CH)- Madaxweynihii hore ee Maamul-goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, xilligana ah guddoomiyaha xisbiga Sahan, ayaa war uu ka soo saaray Muqdisho waxa uu soo...

“Xataa Xisbiyada Mucaaradka Somaliland way ku khasbanaanayaan midnimada” Mowqifkii Maxamed Cumar Carte oo gilgilay...

Raysalwasaare ku-xigeenka Soomaliya, Mahdi Guuleed oo hadal ka jeediyey xaflad Muqdisho ka dhacday ayaa sheegay in shaqsiyaadka Somaliland ee xilalka ka qabtaa Soomaaliya ay...

Hargeysa: Siyaasi soo Faqay Boogaha Maxamuud Xaashi oo uu Kabaha la dul-maray

Hargeysa (CH)- Siyaasi Cabdinaasir Maxamed Buuni oo hore uga tirsanaa Xisbiga UCID ayaa ka jawaabay khudbad saacad ah oo uu wasiirkii hore ee Madaxtooyadda...

Maxamuud Xaashi oo Mar kale Afka Furtay, Luuqad Adagna kula hadlay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (CH)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa waxaa uu dhaliilihii ugu cuslaa u abid u jeediyay Madaxweynaha Somaliland...

Qaramada Midoobay oo fashilisay Xidhiidhka ka dhexeeyo Al-Shabaab iyo Bangiyo ku yaalla Soomaaliya

Hargeysa (CodkaHargeysa)- Wargeyska New York Times, oo soo xiganaya warbixin kasoo baxday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa qoray in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya...
video

Daawo General Morgan oo ka warramaya Socdaalkii Siyaad Barre ee Hargeysa, wixii uu kala...

Daawo General Morgan oo ka warramaya Socdaalkii Siyaad Barre ee Hargeysa, wixii uu kala kulmay iyo Dr Gabboose oo la soccday   https://www.youtube.com/watch?v=Egh_lXgLOCI

Shirweynaha KULMIYE Oo Maalintii Labaad Galay iyo Ergeda oo Dooratay Shanta Xubnood oo Xisbiga...

Hargeysa (CH)- Shirweynaha Afraad ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa maalintiisii labaad galay, waxana ay ergadu cod ku dooratay shanta xubnood ee xisbiga hoggaamin doonta shanta...

Maxaad Ka ogtahay Sababaha SAYLICI ugu tanaasulay SAAJIN?

  Hargeysa (CH)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah uga tanaasulay inuu ku tartamo Kursiga Guddoomiye ku-xigeenka 4aad...

Shirkadda SOMPOWER oo Horjoogsatay Laydh-gelin loo sameeyey Xaafadda ugu da’da weyn Hargeysa

Hargeysa (CH)- Bulshada ku dhaqan xaafadda Xaraf ee magaalada Hargeysa, ayaa cabasho ka muujiyey Shirkadda adeegga korontada bixisa ee SOMPOWER, kaddib markii sida ay...

Wararkii u dambeeyey